(Akhriso) Madaxweyne Biixi oo magacaabay guddiga ka hortaga cudurka Coronavirus

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-488/032020, ku magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ku: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Ku: Wasiirka Wasaaradda … Continue reading (Akhriso) Madaxweyne Biixi oo magacaabay guddiga ka hortaga cudurka Coronavirus